Iswiidhan
Ka Wikipedia
| Boqortooyada Iswiidhan Konungariket Sverige ' |
||||||
|---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
| Astaanta Calanka Du gamla, Du fria |
||||||
| Caasimada | Stockholm | |||||
| Luuqada(ha) Looga hadlo | Af-Iswiidhan | |||||
| - | Boqor | Carl 16. Gustav | ||||
| - | Ra'iisul wasaare | Fredrik Reinfeldt | ||||
| Area | ||||||
| - | Total | 449.964 km² km² 173,745 sq mi |
||||
| - | Biyo (%) | 8.7 | ||||
| Cadadka Dadka | ||||||
| - | 2009 qiyaas | 9 325 429 2 | ||||
| Lacagta | Swidhish karone | |||||
| Wakhtiga | waqtiga yurub (DST) | |||||
Iswiidhan Waa waddan ku yaal waqooyiga qaarada Yurub, caasimadiisana waa Stockholm, caasimadiisa labaad waa Göteborg, Iswiidhan waxuu xad la wadaagaa wadamada Denmark, Norwey iyo Finland, Iswiidhan waa wadanka ugu weyn wadamada Skandaneefiyanka, markii la fiiriyo dhulkiisa iyo shacabka ku nool. waayadii hore iswiidhan waxey Xakumi jirtay Norway iyo Finland. waxayna ka go'een markii ay dagaalo dhinaca ruushka kaga yimaadeen. wadanka Iswiidhan waxuu ahaa wadanka kaliya ee skandinafia, oo wax dhib ah ka soo gaarin, dagaaladii aduunka, kii kowaad (ww1) iyo kii labaad (ww2). Iswiidhan waxay mar noqotay, meesha kaliya ee qaxootiga qaabisho intii oo dagaalka aduunka socday, gaar ahaan yahuuda yurub.
| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro |
| Dalalka Yurub | |
|---|---|
| Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Austriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki | |