Af-Iswiidhan (svenska) waa luqad oo lagagahadlo Iswiidhan iyo Finland. Dadka kuhadlaan luqadaan waa qiyaas 9 milyan oo qof.