Finland

Ka Wikipedia

Coordinates: 64°N 26°E / 64°N 26°E / 64; 26

'Jamhuuriyada Finland
Republiken Finland
Suomen tasavalta
Calanka Finland Astaannta Qaranka ee Finland
Calan Astaannta Qaranka
Astaanta Calanka
Calanka Finland
Location of Finland
Location of Finland
Caasimada Helsinki
Luuqada(ha) Looga hadlo Finnishka, Iswiidhan
 -  [[[Madaxwayne]] Sauli Niinistö
 -  madaxwayne kuxigeen Juha Sipilä
Ka xoroobey Gumeystihii Iswiidhan 
 -  Taariikhda 29 march, 1809 
Area
 -  Total 338,424 km² 
130,558 sq mi 
 -  Biyo (%) 9.4
Cadadka Dadka
 -  2017 qiyaas 5,509,717 
Lacagta Euro
Wakhtiga EET 

Dalka Finland (Suomi, Suomen tasavalta) wuxuu ku yaalaa qaarada Yurub waxaana dhinaca dhulka daris la'ah Dawladdaha Ruushka, Iswiidhan iyo Norwey. Finland dadweynaha ku nool waa 5.1 malyan. Sanadka 1999 billowgiisii Finland waxaa si rasmi ah ugu noolaa 85 000 oo ajaanib ah. 93 % afka hooyo ee dadweynuhu waa luqadda finishka iyo 5 % oo ku hadasha afka iswiidhishka. Finland waxaa kaloo looga hadlaa luqadaha ruushka, ingiriiska, istoniyaanka, soomaaliga, jarmalka, carabiga iyo afaf kaloo badan. Finland waxaa loo qeybiyay shan gobol iyo 452 magaalo.

Qiyaastii 86 % dadka finishka ah waxay katirsan yihiin kaniisada luteriyaanka. Ortodhokiska ama dadka asal-raaca ah ee diinta sideytahay ugu dhagan waa in kabada boqilkiiba hal iyo intaan diinba aan heysan oo gaaraya 12,3 %.

Bedka Finland ey ku fadhiso 68 % waa hawd ama duur, 10 % biyo, 6 % waa dhul beereed. Qaar badan oo finishka kamid ah waxay sidii cadada ahaan jirtayba ka shaqeeyaan warshadaha farsameeya waxyaabaha laga sameeyo geedaha iyo birta. Weli qaarbadan oo kamid ah shaqooyinka cusub ee soobaxa waxaa laga helaa shirkadaha kashaqeeya cilmig farsamada iyo wax -soosaarka ama tig-nolooyida iyo xirfadaha kala duwan ee adeega.

Xubin[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qaramada Midoobay

Waddanamha degaan finland[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Magaaloyinka waaweyn[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Magaalo



Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:


Dalalka Yurub Qaarada Yurub
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Awstriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki