Talyaaniga
Ka Wikipedia
Yurub - Roma Waxay ku taalaa gacanka itaaliya ee yurubta koonfureed, iyo labada jasiiradood ee ugu weyn badda dhexe sida sasiiliya iyo sardiiniya. Talayaaniga wuxuu soohdinta la wadaagaa wadamada kala ah Faransiiska, Iswiizerlaan iyo Isloveeniya. Labada gobol ee madax-banaan oo ah saanmarino iyo Faatikanaka waxay ku dhex yaalaan gacanka Talyaaniga.

