Iswisarland
| Iswisarland Schweizerische Eidgenossenschaft (de) Confederaziun svizra (af-romansh) |
||||||
|---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
| Astaanta Calanka Schweizerpsalm(Af jarmal) |
||||||
| Caasimada | Bern | |||||
| Luuqada(ha) Looga hadlo | Af-jarmal,Af-Faransiis,Af-Taliyaani,Af-Romani | |||||
| - | (xukumad federaalka chancelor | Corina Casanova | ||||
| la abaabulay | ||||||
| - | Taariikhda | 1291 | ||||
| Area | ||||||
| - | Total | 41,285 km2 km² 15,940 sq mi |
||||
| - | Biyo (%) | 4.2 | ||||
| Cadadka Dadka | ||||||
| - | 2009 qiyaas | 7,785,6002 | ||||
| Lacagta | Lev (BGN) | |||||
| Wakhtiga | (UTC+1 ama 2) | |||||
Iswisarland afka jarmalka,:die Schweiz. afka faransiiska: la Suisse, afka taliyaaniga :Svizzera, amab midawga iswisarland waa jamhuuriyad fadaraali ah oo ku taala badhtamaha yurub waxa ay ka koobantahy , 26 gobol. caasimdana waxa u ah magaalda Beren wadanka iswesarland waxa uu raacaa siyaasad dabada uga baxsan tan caalamka ee caadiga ha. xaaladan siyaasadeed ee ka gadisan ta badi caalamku ku dhaqmo waxa uu wadankani haystay ilaa sanadii 1515
Waamid kamida dawladaha caalamka ugu qanisan waxa ay ku guulaysatay midkamida magaalooyinka wadankani oo ah magaalada suyuurikh in loo doorto magaalda caalamka ugu nolasha fiican sideed sano oo isku xigta
Qoraalka gudaha oo kooban |
asal ahaan maxay tahay kalmada iswisarland [Wax ka bedel]
juquraafi ahaan [Wax ka bedel]
waxa ay ku taalaa iswisarland badhtamaha qaarada yurub waxa ay xuduud kala leedahay dhanka waqooyi wadanka jarmalka galbeedkana wadanka faransiis ka koonfurtana wadanka taliyaani ga
dhanka barina wadamada Austriya iyo wadanka yar ee lekhtanishtayn
dhulka [Wax ka bedel]
Wadanka iswisarland waa wadan buuralay ah in kabadan 7$ waxa ahadheeya buuraha alab
dadka [Wax ka bedel]
dadka kunool wadanka iswisarlan waxa ay gaadhayaaan ilaa todobo milyan oo qof
| Dalalka Yurub | |
|---|---|
| Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Austriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki | |