Af-Faransiis

Ka Wikipedia
Dhulalka looga hadlo Af-Faransiiska

Luqada Faransiiska (Af-Faransiis : français / langue française). waa midkamaida luqadaha laatiinnka waxa sirasmiya amaba luqadooda hooyo ay u tahay in kabadan 80 milyan ooqof waxa ay luqada labaad u tahay in kabadan 190 milyan halka ay kuhadlikaraan inkabadn 200 milyan oo qof dadka Af-faransiiska kuhadlaa waxa ay kunooolyihiin in kabadan 54 dawladood.inta badan dadka sida rasmiga ha ugahadla Af-farnsiisku waxa ay kunoolyihiin wadanka Faransiiska afka faransiisku waa mid kamida afafka lagaga hadlo jamciyada quruumaha kadhaxaysa waxa kale oo adeegsada midawga Yurub.

Wadamada uu Faransiisku yahay luqadda rasmiga ah ee la aqoonsan yahay[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]