Af-Taliyaani

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Af-Taliyaani La Lingua Italiana ama Italiano, waa luqada wadanka Taliyaaniga waxa luqadani ay kasoojeedaa farcanka looyaqaano Indo-European languages waana mid kamida luqadaha.looyaqaano Latinka, waxaa kuhadla dad gaadhaya ilaa 60 milyan oo qof,Afka Taliyaanigu waxa uu kujiraa kaalinta 20aad ee luqadaha caalmka.waana afka layskuraacay in uu yahay kan ugu dhawaaqa wanaagsan.

[Wax ka bedel] Sida looqoro

Afka taliyaaniga waxa laguqoraa farta Laatiinka

[Wax ka bedel] =Maal maha

English Italian IPA
Monday lunedì Template:IPA
Tuesday martedì Template:IPA
Wednesday mercoledì Template:IPA
Thursday giovedì Template:IPA
Friday venerdì Template:IPA
Saturday sabato Template:IPA
Sunday domenica Template:IPA
Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale