Midowga boqortooyada Britan

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Midowga boqortooyada Britan iyo woqooyiga Ireland
United Kingdom of Great Britain and Northern Ireland
Calanka Ingiriiska Astaannta Qaranka ee Ingiriiska
Calan Astaannta Qaranka
Qaarada Yurub
Astaanta Calanka
God Save The Queen
"Ilaaheey ha caawiyo boqorada"
Caasimada London
Luuqada(ha) Looga hadlo Af-Ingiriis
Area
 -  Total 243.610 km² km² 
94,060 sq mi 
 -  Biyo (%) 1.34
Cadadka Dadka
 -  2009 qiyaas 62,041,708 
Lacagta baawn
Wakhtiga (UTC+0) 
Furaha debeda ++44

Britain waa wadan ku yaalo qaarada Yurub. Britain waxee ka koobantahay, Gobolada Ingiriiska, Skotland, Waalis iyo Woqooyiga Irland. Wadanka Britain waa wadanka ugu badan caalamka xaga gumeysiga sida aysheegen qorayaasha calamku isagoo lagu xusuusto gumaysigii u caalamka intiisa badan ku gumaystey ahna imika wadanka caalamka ugu xooga badan waa wadan aad iyo aad dadkiisu xadaarada ugu dheerayan waana wadanka koobad ee dadka madow ictiraafay wadankaa waxaa lagu xasuusta doorkii uu ka qaatey dagaalki labaad ee aduunka waa door layaab leh isagoo Ingiriisku uu qabsadey caasimadii hitler uu ka talinayey ee barlin isaga iyo maraykanka iyo farance inkastoo anay dawladahaa an hore kusoo xusay anay waxba ka qabsan balse uu isagu siyaasadii lagu qabsadey fikradeeda bixiyey go. Aankii lagu gaadhey magaalada london ee caasimada wadanka ingiriiska ee ahaa ina aduunka laga tirtiro xasuusta Hitler oo la hirgaliyey 1945 oo laga qabsadey dhamaanba wadamadii ugumaysanayey iyo wadankii Jarmalka



Dalalka Yurub Qaarada Yurub
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Austriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki