Dowlad

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Dowlad waa koox dad ah oo isu tagay oo dhaqdhaqaaqooda ku samaynaya hal meel ama hal gobol juquraafi ahaan hal meel wada dagan ama wada wadaaga oo wada hoostaga hal xukun oo ka jira goobtaas ay kunoolyihiin oo leh kala sarayn iyo maamul sidaas ayay dawlad ku yihiin dawladu waxa ay samaysaa dhaqdhaqaaq, siyaas, dhaqale, iyo mid ijtimaaci ah taas oo loola jeedo hagaajinta horumarinta mujtamaca goobtaas wada dagan caalamkuna waxa uu u qaybsamaan koox dawlada ah oo meel wada dagan. in kasta oo ay kala duwanyihiin afkaartooda iyo nidaamada ka jiraa.


[Wax ka bedel] qeexis shyaga dawladi tahay

dawlad waa isutag siyaasadeed oo aasaasay shay khusuus gaar ah leh meel u gaara ama xadidan

Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale