Fulinta (Dawlad)

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Awooda Fulinta Waxaa loo adeegsadaa qayb kamid ah Dawladda ee ka masuulka ah Siyaasadda si ku dhisan habka Baarlamaanka udhajiyey, waxayna ku dhisantahay qaabab kala duwan ( Ra'iisul wasaare, Hogaamiye, ama Madaxweyne jamhuuriyadda) waxaana hoos yimaada madaxweynaha Wasiirada, Maamulka Siyaasadda ee joogtada ah iyo kuwa meertada ah sida Sida Booliska iyo militariga.