C.D

Ka Wikipedia

C.D (ingiriis: A.D ama Anno Domini) loo soo gaabiyay "Ciise Dabadiis" waa taariikhda ka dambeeysa wakhtigii dhalashada Nabi Ciise (c.s). C.D waxaa lid ku ah C.H oo ah "Ciise Hortii".