Taariikh

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Saldanadii Cadal waxay ahaayeen boqortooyo xukumi jirtay gobolka awdal iyo qayibo kamida somalia iyo qebo badan oo ka mid dhulka Itoobiya iyo Jabuuti ilaa Eratareya. waxeyna ka mid ahaayeen boqortooyada ugu taariikhda dheeraa uguna awooda weynaa dalka Somalia. cadal ama adal waxa lagu xasuustaa dagaalo waaweyn oo ay inta badan la galeen ethiopia waxa kamid aha boqoradi somaray TIINIXI IYO TINCARO IYO TIIN CAWUSLE IYO AXMED GUURAY ARAWELO IYO BACAYIR IYO LABADISI WIIL BUCUR IYO BABOW oo aha boqorki ugu danbeyay boqortoyadi Cadal iyago asal ahan kaso jedaa dadki loyaqanaay boonta oo iyana kaso jeeday dadki loyaqanay saab oo aha ilma baaydar samale oo hadi laa is yidhaa tarikhdoda haalaga shekeyo an laga dhamanayid xaga durufaha iyo wadciga hada ay wax marayan oo noqonaysa inay qabaayil badan oo hada sheekta somalia iyo dhuuka somaliya oo mesha ka baxaya taso dhalin karta xuuman iyo cuuqdad hoorle baase aynu halka ku dhafno