Skotland

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
calanka iskotland

scotlandwaa dawlad kutaala waqooyi galbeed qaarada yrub waana xubin kamida dawladaha afarta ah ee wada noqday boqortooyada midawday waxa ay xuduud la leedahay gobolka ingland dhanka galbeedana waxa ka xiga bada waqooyi galbeedna badda atlaantiga caasimadeeduna waa idinbara magaalda uguwayn ugana muhiimsani waa Glasgow


[Wax ka bedel] taariikh

Markii uguhoraysay ee ladago iskotland waxa ay ahyd 6000 kahor dhalashadii nabi ciise markoos oo ay degeen kooxo kaluumaysato ahi kuwaas oo ka imanjiray dhanka koonfureed waxa uu aad usii koradhay dagaanka ay dadkaasi degeen xiligii dhagaxa ee danbe markaas oo aykabilaabeen in ay beero kasamaystaan

[Wax ka bedel] luqada

scotland waxa lagaga hadlaa luqada ingiriisga waxa jira meelo lagaga hadlo luqado qadiimi ah

Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale