Koonfur

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
koonfur

Koonfur waa mid ka mid ah Afarta jiho, waxaana kasoo horjeedaa Waqooyiga. koonfurta hoose, meesha oo aduunka ku dhamaado, waxaa ku yaalo Koonfur pole, waa meesha 6 bilood maalin ah 6 bilood habeen ah.

Afarta jiho ee asalka ah
  Waqooyi   Koonfur   Bari  
  Galbeed