Bakistaan

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Bakistaan
Bakistaan

Bakistaan ( Af-Urdu پاکِستان ama Jamhuuriyadda Islaamiga Bakistaan Af-Urdu اسلامی جمہوریہ پاکِستان waa wadan ku yaalo koonfurAasiya. Dadka wadankaan waxeey gaarayan in ka badan 180 Milyan. o Wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada Iiraan, Afqaanistan, Shiinaha iyo Hindiya, Koonfurta wadanka waxaa ka xigto Bada Carbeed. Wadanka Bakistaan waxaa la abaabulay 1947kii, markii hore Bakistaan iyo Bangaladesh waxee ka tirsanaan jireen Ingriiska Hindiya. magaca Bakistaan micnahiisa waxaa waaye wadanka runta ah, waxaana loola jeeday in oo yahay wadanka runta ee islaamka. Caasimadda Bakistan