Yemen
| Jamhuuriyadda Yemen الجمهورية اليمنية |
||||||
|---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
| Astaanta Calanka Allah, al-Watan, ath-Thawra, al-Wehda "Ilaaheey, Wadan, Kacaanka, Midnimo" |
||||||
| Caasimada | Sanca | |||||
| Luuqada(ha) Looga hadlo | Af-Carabi | |||||
| - | Madaxweyne | Ali Abdullah Saleh | ||||
| - | Madaxweyne Kuxigeen | Abd al-Rab Mansur al-Hadi | ||||
| Area | ||||||
| - | Total | 555,000 km2 km² 203,849 sq mi |
||||
| - | Biyo (%) | micno la aan | ||||
| Cadadka Dadka | ||||||
| - | 2009 qiyaas | 23,580,000 | ||||
| Lacagta | Riyaalka Yemen (YER) | |||||
| Wakhtiga | Sammar UTC | |||||
Yemen Af-Carabi اليَمَن ama Jamhuuriyadda Yemen Waa wadan ku yaalo Bariga Dhexe. Yemen waxee xuduud la leedahay wadamada Sacuudi Carabiya oo ka xigta Woqooyiga iyo Galbeedka xeebta Baddacas, iyo Cumaan oo ka xigta Bariga, Dhinaca Koonfurta waxaa ka xiga Gacanka Cadmeed iyo Bada Carabeed, dhinaca Galbeedka neh waxaa ka xiga Bada Cas, wadanka caasimadiisa waa Sanca.wadanka Yemen waa wadanka kaliya ee Bariga dhexe oo isticmaalo Jamhuuriyad. yemen waa wadan aad u duqsan waxaana aad looga caabudaa diinta islaamka, dhinaca dhaqaalaha yemen uma taajirsano sida wadamada kale ee carabta, wadanka waxoo leeyahy shidaal iyo saliid, laakiin wax soo saarkooda aad ayoo u yaryahay.
[Wax ka bedel] Taariikh
Yemen waa wadan aad u duqsan waxoona leeyahay guryo taariikhi ah oo ladhisay kumanaansano kahor, ilaa hadda dadka yemaniga waxee isticmaalaan dhaqanka guryihii ladhisi jiray waagaas.Wadanka Yemen waxoo xornimo ka helay Dawlada Cosmaniya iyo gumeestihii Ingriiska. Wadanka Yemen waxoo markiisa hore u kala qeebsanaa Woqooyi Yemen iyo Koonfur yemen , taariikhda marka ee eheed 1962dii ayaa koonfurta Yemen la midowday woqooyiga Yemen, waa markii wadanka laisku dhahay Jamhuuriyada yemen.
[Wax ka bedel] Juquraafi
wadanka weeninkiisa waxoo gaaraa 530,000km2, waxoona leeyahay 200 oo jasiirado ah, midda ugu weyn oo hadda sheeganaayo wadanka waa jasiirada Sokotra oo u jirto dalka yemen 415km, waxeena ku taalo xeebta soomaaliya.
[Wax ka bedel] Fiiri
| Dalalka Aasiya | |
|---|---|
| Aserbiijaan | Bakistaan | Bangladesh | Baxrayn | Burma | Butaan | Ciraaq | Cumaan |Falastiin | Hindiya | Imaaraatka Carabta | Israaiil | Jabaan | Jasiirada Maldiif | Kambodiya | Kasakhstan | Kirgistan | Koonfur Kuuriya | Laos | Lubnaan | Malaysiya | Qargistan | Ruushka | Sacuudi Carabiya | Shiinaha | Siri Lanka | Suuriya | Tayland | Turki | Urdun | Usbekistan | Fiyetnam | Waqooyiga Kuuriya | Yemen | Afqaanistan | Singabuur | Filibiin | Iiraan | Indunisiya | |