Bariga Dhexe waxaa la isku dhahaa ama ee u badantahay dhulka ee carabta degto, waxeena ku taalaa Koonfurta Galbeed ee qaarada Aasiya iyo Woqooyiga qaarada Afrika. Wadamada ee bariga dhexe ka koobantahay waxaa ka mid ah.