Sacuudi Carabiya

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Boqortooyada Sacuudi carabiya
المملكة العربية السعودية
al-Mamlaka al-ʻArabiyya as-Suʻūdiyya

Calanka Sacuudi carabiya Astaannta Qaranka ee Sacuudi carabiya
Calan Astaannta Qaranka
Astaanta Calanka
"Aash Al Maleek"
"boqorka hanoolaado"
Location of Sacuudi carabiya
Caasimada Riyadh
Luuqada(ha) Looga hadlo Af-Carabi
 -  Boqor Cabdullahi bin Cabdul Casiis
 -  Ra'iisul wasaare Naiif Bin Cabdul casiis
K
Area
 -  Total 2,149,690 km2 (14th) km² 
830,000 sq mi sq mi 
 -  Biyo (%) micno la aan
Cadadka Dadka
 -  2010 qiyaas 27,136,9772 
Lacagta sacuudi riyaal (SAR)
Wakhtiga DST 

Sacuudi Carabiya ama Boqortooyada Sacuudi Carabiya (Af-Carabi المملكة العربية السعودية ) waa wadan weyn oo ku yaalo qaarada Aasiya, gaar ahaan mandiqada bariga dhexe. waxeena xad lawadagtaa, wadamada Ciraaq, Urdun, Kuweeyt, Qatar, Baxrayn, Yemen iyo Imaaraatka carabta. Waxaa kale oo xad lawadaagaa Gacanka faarisiga, oo kaga dhegen dhinaca Woqooyi Bari iyo Baddacas oo Galbeedka ka xigta. Dadka degan sacuudi carabiya waxee gaaraayaan, in ka badan 27 miliyan oo qof, wadanka weeninkiisa neh waa 2,149,690 km2. sacuudiga waxaa xakumo boqotooyo, waxeena mararka qaar tagaan ama ku tukadaan meelaha oo dadka kale loogu tala galin sida kacbada. Wadanka Sacuudi carabiya waxaa sameeyay nin la dhihi jiray Cabdul Casiis al Sacuudi sanadka marka oo ahaa 1902. sanadka marka oo ahaa 1932ii waxoo loo ogolaaday boqortinimada asiga iyo eheladiisa ayaga oo degan magaalada Riyaadh. wadanka sacuudi carabiya waa wadanka aduunka ugu saliid soo saarka badan, ayaga oo 90% wax soo saarkooda oo yahay saliida ceeriinka ah. wadanka saliida waxoo ka helaa dhaqaale aad u xoogan, oo 75% daboosho dhaqaalaha wadanka dhan helo. Sacuudi Carabiya waa wadan oo ka jiri xornimo, marka la fiiriyo dhinaca dumarka.

Qoraalka gudaha oo kooban

[Wax ka bedel] Taariikh

Sacuudi caabiya waxee ka mid tahay wadamada Adoonta lahaan jirtay, wadanka sacuudiga waxaa la sameeyay sanadka marka oo ahaa 1902, ninka sameeyay neh waxoo ahaa Ibn Sacuudi, waxoona Boqortooyada sacuudiga noqday sanadka marka oo ahaa 1932, ninkaan waxoo lahaan jiay ciyaal 5o ka badan. Wiilkiisa ayaa boqortooyo ka noqday Sacuudiga sanadka marka oo ahaa 1964tii, waxaa la dhihi jiray Faysal bin Cabdul Casiis Al sacuudi, ninkaan waa ninka keenay adoomada, waxoona sacuudiga ka sameeyay waxbarasho iyo dhinaca caafimaadka ee isbitaalada. Siyaasiinta sacuudiga markooda hore waxee necbaa jireen, siyaasiinta Ingriiska iyo Maraykanka, marka oo bilaawday Dagaalkii Gacanka oo u dhaxeeyay QM iyo Ciraaq sanadka marka oo ahaa 1991, sacuudiga waxee militari soo dhoobtay xuduudkeeda, isla markaas neh sacuudiga waxaa lagu soo weeraray sawaariikh meesha oo dagaalka ka dhacaayay , waxeena ku dhaceen magaalada Riyaadh ee sacuudiga, Waqtigaas kadib sacuudiga waxoo saaxiib fiican la noqday wadanka mareykanka. Boqorkii sacuudi carabiya ee Fahad, waxoo ahaan jiray boqor iyo raiisul wasaare oo loo doortay sanadka marka oo ahaa 1982ii, waxoo dhintay 2005ta, Kadibneh waxaa badalay Cabdullahi bin Cabdul Casiis Al Sacuudi.

[Wax ka bedel] Dhaqaale

sacuudiga waxa oo aad u soo saaro waxaa a mid ah saliida ceeiinka iyo shidaalka.


[Wax ka bedel] Juquraafi

Weeninka Wadanka sacuudi Carabiya waxoo 80% daboolaa Bariga Dhexe, waxaana ku badan dhulka saxaarada ah, wadanka waxaa kale oo leeyahay buuro.





[Wax ka bedel] meeshaan xatta fiiri









Dalalka Aasiya Qaarada Aasiya
Aserbiijaan | Bakistaan | Bangladesh | Baxrayn | Burma | Butaan | Ciraaq | Cumaan |Falastiin | Hindiya | Imaaraatka Carabta | Israaiil | Jabaan | Jasiirada Maldiif | Kambodiya | Kasakhstan | Kirgistan | Koonfur Kuuriya | Laos | Lubnaan | Malaysiya | Qargistan | Ruushka | Sacuudi Carabiya | Shiinaha | Siri Lanka | Suuriya | Tayland | Turki | Urdun | Usbekistan | Fiyetnam | Waqooyiga Kuuriya | Yemen | Afqaanistan | Singabuur | Filibiin | Iiraan | Indunisiya
Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale