OPEC
Ka Wikipedia
Waqtiga la sameyeey: 10-14 Dec, 1960
Aljeeriya
Angola
Libya
Nayjeeriya
Ciraaq
Iiraan
Qatar
Kuwayt
Sacuudi Carabiya
Imaaraatka Carabta
Ikwadoor
Fanansuwela
Wadamada shidaalka soo saara OPEC
Wadamada shidaalka soo saara OPEC
Ururka Caalmaiga ah ee Soosaara shiidaalka(OPEC).(Ingiriis Organization of the Petroleum Exporting Countries).Waa urur caalamiya oo kakooban 12 dawladood oo soosaara gaasta iyo baatroolka. dawladaha xubnaha ka ah opek waxa ay kuleeyihiin amaba ay keenaan suuqyada caalmiga h %40 shiidaalka lagukal iibsado caalamka .waxakale oo ayleeyihiiin kaydka caalamka ugu badan oo gaadhaya %70.Xarunta OPEC waxa ay kutaalaa magalamadaxda Austriya ee Fiyena
Qoraalka gudaha oo kooban |
[Wax ka bedel] Xubnaha Opec
[Wax ka bedel] Dowladaha hadda ka mid ah
Wadamada xubnaha ka ah Opec waa 12 Lix waa bariga dhexe Laba Waa Laatiin amerika Afar waa Afrika
| Dowladaha | Meelaha ay ku yaalaan | Waqtiga ay Opec kuso biireen | Tirada daka (2008) |
Masaaxada (km2) |
|---|---|---|---|---|
| Afrika | 1969 | 33,779,668 | 2,381,740 | |
| Afrika | 2007 | 12,531,357 | 1,246,700 | |
| Koofur amerika | 2007[A 1] | 13,927,650 | 283,560 | |
| Bariga dhexe | 1960[A 2] | 75,875,224 | 1,648,000 | |
| Bariga dhexe | 1960[A 2] | 28,221,180 | 437,072 | |
| Bariga dhexe | 1960[A 2] | 2,596,799 | 17,820 | |
| Afrika | 1962 | 6,173,579 | 1,759,540 | |
| Afrika | 1971 | 158,259,000 | 923,768 | |
| Bariga dhexe | 1961 | 824,789 | 11,437 | |
| Bariga dhexe | 1960[A 2] | 28,146,656 | 2,149,690 | |
| Bariga dhexe | 1967 | 4,621,399 | 83,600 | |
| Koofur amerika | 1960[A 2] | 26,414,816 | 912,050 | |
| Wadarta guud | 369,368,429 | 11,854,977 Km2 | ||
[Wax ka bedel] Dalal horay uga tirsanaan jiray
| Dalka | Qaaradda | Xiliga uu kusoo biiray | Xiliga uu isgatay |
|---|---|---|---|
| Afrika | 1975 | 1994 | |
| Koofur bare aasiya | 1962 | 2008 |
[Wax ka bedel] Dowladaha doonaya in ay kusoo biiraan
Boliifia,
Masar,
Suuriya,
Suudaan iyo
Meksiko Wadamadaan Opec Ayaa tiri kusoo biira.
Suudaan waxay diyaar utahay in ay kubiirto.
Soomaaliya<<<<< Shidaal ma soo saarto Laakiin waxaa la rajeeynayaa 2020 wixi ka dambeeya in ay soo saari doonto.
[Wax ka bedel] Qoondooyinka shidaal soo saarista
| Dalka | Qoondada (7/1/05) | Soo saarka (1/07) | Awooda |
|---|---|---|---|
| 10,099 | 8,800 | 12,500 | |
| 894 | 1,360 | 1,43 | |
| 520 | 500 | 500 | |
| 4,110 | 3,700 | 3,750 | |
| 1,481 | |||
| 2,247 | 2,500 | 2,600 | |
| 1,500 | 1,650 | 1,700 | |
| 2,306 | 2,250 | 2,250 | |
| 726 | 810 | 850 | |
| 1,900 | 1,700 | 1,700 | |
| 2,444 | 2,500 | 2,600 | |
| 3,225 | 2,340 | 2,450 | |
| wadarta | 31,422 | 30,451 | 32,230 |
[Wax ka bedel] Qiyaas Tirakoob
10 ka dal ee ugu horeeya soo saarista shidaalka 2009.
| Heerka | Dalka | Soo saarid "Saliid ceeriin" Malaayin Fuusto Maalintiiba |
% Dhamaantood |
|---|---|---|---|
| 1 | Ruushka | 9.650,4 | 14,0% |
| 2 | Sacuudi Carabiya | 8.184,0 | 11,9% |
| 3 | Maraykanka | 5.310,1 | 7,7% |
| 4 | Kanada | 3.793,0 | 5,5% |
| 5 | Iiraan | 3.557,1 | 5,2% |
| 6 | Fanansuwela | 2.878,1 | 4,2% |
| 7 | Meksiko | 2.601,4 | 3,8% |
| 8 | Ciraaq | 2.336,2 | 3,4% |
| 9 | Kuwait | 2.261,6 | 3,3% |
| 10 | Imaaraadka carabta | 2.241,6 | 3,2% |
| Aduunka intiisa kale | 26.212,4 | 38,0% | |
| Wadarta | 69.025,9 | 100% | |
| OPEC katirsan | 28.927,1 | 41,9% | |
| OPEC aan katirsaneen | 40.098,8 | 58,1% | |
[Wax ka bedel] Dalalka ugu isticmaalka badan shidaalka
Halkaan waxaa ku qoran 20 dal ee aduunka ugu isticmaalka badan shidaalka laga soo bilaabo 2009:
| Heerka° | Dalka | Malaayiin Fuusto (Fus) | % Boqolkiiba |
|---|---|---|---|
| 1 | Mareykanka | 6820 | 21,7% |
| 2 | Shiinaha | 3148 | 10,4% |
| 3 | Jabaan | 1604 | 5,1% |
| 4 | Hindiya | 1161 | 3,8% |
| 5 | Ruushka | 984 | 3,2% |
| 6 | Sacuudi carabiya | 954 | 3,1% |
| 7 | Jarmalka | 884 | 2,9% |
| 8 | Baraasiil | 878 | 2,7% |
| 9 | Koonfur Kuuriya | 849 | 2,7% |
| 10 | Kanada | 801 | 2,5% |
| 11 | Meksiko | 710 | 2,2% |
| 12 | Holland | 670 | 1,5% |
| 13 | Faransiiska | 669 | 2,3% |
| 14 | Iiraan | 635 | 2,2% |
| 15 | Ingiriiska | 588 | 1,9% |
| 16 | Talyaaniga | 577 | 1,9% |
| 17 | Isbania | 545 | 1,9% |
| 18 | Indunisiya | 490 | 1,6% |
| 19 | Taywan | 370 | 1,2% |
| 20 | Singabuur | 366 | 1,2% |
| Aduunka intiisa kale | 6985 | 24,0% | |
| Wadarta | 30688 | 100% |