Angola

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Jamhuuriyada Angola

República de Angola
(Portuguese)
Emblem of Angola
Heesta qaranka: Angola Avante!  (Af-Boortaqiis)
macnaha Hore u soco Angola!
Dadka Angolan
Xukunka Madaxweyne Jamhuuri
Wax soo saar (PPP) 2012 Qiyaastii
 -  Guud ahaan $128.288 billion[1] (64th)
 -  Qof qof $6,346[1] (107th)
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) estimate
 -  Guud ahaan $118.719 billion[1]


Angola oo sida dowliga ah loo yaqaano Jamhuuriyada Angola waa wadan ku yaala koonfurta qaarada Afrika oo koonfur xad kala leh wadanka Nambiya, dhinaca waqooyi xad kala leh Jamhuuriyada Dimuqraadiga ee Koongo, dhinaca bari waxu xad kala leeyahay wadanka Saambiya iyo badweeynta Atlantic kaga taal galbeed.

Waxaa magaalo madax u ah caasimada Luanda oo dhinaca ku heeysa Badwaynta Atlantika.

Wadanka Angola wuxuu xubin ka yahay Midowga Afrika, Wadamada ku Midoobay Luuqada Bortuqiiska, Midowga Latinka iyo Ururka Horumarinta Bulshoyinka Koonfur Afrika.

Tirada shacabka wadanka Angola waxa lagu qiyaasay 18,056,072 sanadkii (2012) kuwaasi oo ka kooban qoomiyada Ovimbundu (oo ku hadla luuqada Umbundu) ineey bulshada ka yihiin 37%, qoomiyada Ambundu (oo ku hadla luuqada Kimbundu) waa 25% bulshada wadanka, halka qoomiyada Bakongo la dhaho eey 13% ka yihiin bulshada wadanka Angola. Inta soo hadhay oo ah 32% waa dadka laga tirada badan yahay (waxaana ka mid ah qoomiyadahaasi Chokwe, Ovambo, iyo Mbunda).

Sadex-gees muujinaya koritaanka bulshada wadanka Angola

Qoraalka gudaha oo kooban

Taariikhda[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Diinta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Angola Ethnic map 1970.svg

Inta u badan shacabka wadanka Angola waxay aaminsan yihiin diinta Kiristaanka.

Dhaqanka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Juqraafiga[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. 1.0 1.1 1.2 "Angola". International Monetary Fund. http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2013/01/weodata/weorept.aspx?sy=2009&ey=2012&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=614&s=NGDPD%2CNGDPDPC%2CPPPGDP%2CPPPPC%2CLP&grp=0&a=&pr.x=53&pr.y=7. Retrieved 17 April 2013.