Sao Tome iyo Prinsipe

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Template:FIAV flag ofSao Tomé en Principe (ratio 1:2)

Sao Tome iyo Prinsipe ama jamhuuriyada saw tome iyo Prinsipe waa wadan ku yaala qaarada afrika waxa uu wadannkani ka koobanyahy laba jasiiradood waxa uu ku yaalaa gacanka gini caasimadana sidoo kale waxaa lagu magacaabaa São Tomét masaaxada wadan kani waxa ay kusimantahy 1001 klm kaliya dadka kunool waxaa lagu qiyaasay 206 kun oo qof tirakoobkii la sameeyay 2008 dii


[Wax ka bedel] Juquraafi ahaan

labada jasiiradood ee ay ka koobantay jamhuuriyada São Tomé waxa ay ku yaalaan masaafo ujirta 240 klm xeeba galbeedka afrika


[Wax ka bedel] Dadka

dadka kunool São Tomé waxa lagu qiyaasaa ilaa 206 kun oo qof tira koobkii udanbeeyaya ee la sameeyay sanadii 2008da  %15 waa jaahiliin shacabka wadankaas, waxa ay ka koobanyihiin burtaqiis iyo afrikaan is dhexgalay waxa kale oo kunool jaaliyado kayimi wadamo kale oo kamida afrika

[Wax ka bedel] Jawiga

heerka kulku waxa uu gaadhaa xiliga kulaylaha 30 darajo halka halka heerkulka wadankaasi uu yahy 24 darajo roobabku waxa ay da aan bisha 10aad ilaa bisha shanaad wadankan waxa uu kamidyahay tobanka wadan ee ugu yaryar wadmada afrika

Dalalka Afrika Qaarada Afrika
Aljeeriya · Angola · Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika · Benin · Botswana · Burkina Faso · Burundi · Eratareya · Gaana · Gabon · Gambia · Guinea · Guinea-Bissau · Ikweetiga Guinea  · Itoobiya · Jabuuti · Jad · Kab Ferde · Kamiruun · Kiinya · Komoros · Jamhuuriyadda Kongo · Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo · Koonfur Afrika · Lesotho · Liberia · Libiya · Maali · Madagaskar · Malaawi · Marooko · Masar · Mauritania · Mauritius · Musanbiig · Nambiya · Nayjar · Nayjeeriya · Ruwanda · Saambiya · Sao Tome iyo Prinsipe · Seyshelles · Sierra Leone · Simbaabwi · Sinigaal · Soomaaliya · Suudaan · Swasiland · Tansaaniya · Togo · Tunisiya · Xeebta Foolmaroodi · Yugandha
Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale