Malaawi

Ka Wikipedia

Coordinates: 13°57′S 33°42′E / 13.950°S 33.700°E / -13.950; 33.700

Republic of Malawi (en)
Dziko la Malaŵi (rw)
République du Malawi (fr)
Calanka Malaawi Astaannta Qaranka ee Malaawi
Calan Astaannta Qaranka
Qaarada Afrika
Location of Malaawi
Location of Malaawi
Caasimada Blantyre
Malaawi

Malaawi waa wadan ku yaala qaarada Afrika waxa hore u gumaysan jiray ingiriiska.waxa ay gumaysiga ka madaxbanaanaatay sanadii 1964 (Hastings Kamuzu Banda).

Halka ay kutaalo[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Malaawi waxa ay kutaalaa koonfur galbeed qaarada Afrika waxaana u caasimada magaalada Lilongwe dhanka waqooyi waxa kaxiga wadanka Tansaaniya waqooyi barina waxa kaxiga Musanbiig bariga iyo koonfurna waxa kaxiga wadanka Saambiya dhinaca bari waxa kaga taala Harada malaawi malaawi waa wadan yar mana laha wax bada.

Dhulka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Malaawi bed ahaan waxa ayleegtahay (118,5000) oo iskuwareeg ah.caasimadna waxa u ah magaalda Lilongwe.waxa wadankan qayb aad uwayn kaqaadata harada malaawi. goobta ay malaawi kutaalaa wa meel aad iyo aad u quruxbadan

Dadka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

dadka kunool malaawi waxa ay kakoobanyihiin qabiilooyin afrikaana oo kaladuwan. dadka kunool malaawi waxa laguqiyaasaa ilaa (7,878,000)oo qof dadka islaamka ah ee kunool malaawei waxa ay gaadhayaan ilaa (7,878,000)kun oo qof,dadka malaawi kunooli waa beera lay 82% beeralayda malaawi waxa ay beertaan 70% tubaako

waa wadanka ay kadhacaan xatooyada ugu calaamka police-ka dalka ayaa ka mida ku si xun uladhaqma dadka kunool

Xubin[wax ka badal | wax ka badal xogta]