Jamhuuriyadda Kongo

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Jamhuuriyadda Kongo
Qariirada Jamhuuriyadda Kongo

Jamhuuriyadda Kongo waa wadan ku yaala qaarada Afrika. Wadankaan waxaa soo gumeestay gumeestihii Faransiiska, waxoona xornimada siiyay1960kii. Wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada Gabon, Kamiruun, Jamhuuriyadda Badhtamaha afrika iyo Angola. iyo Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: