Simbaabwi

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Simbaabwe
Qariirada Simbaabwe

Simbaabwi ama Jamhuuriyadda Simbaabwi waa wadan ku yaalo Koonfurta Afrika. wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada Musanbiig, Koonfur Afrika iyo Botswana. Wadankaan waxaa soo gumeestay gumeestihii Ingriiska, waxaana markiisa hore la dhihi jiray koonfurrodesiya, waxoona xornimada ka helay 1965ti, waqtigaas waxaa xukunka sii haayay nin cadaan oo beeroleey ah, waxaana ladhihi jiray Ian Smith, waxoona asal ahaan ka soo jeeday ingriiska. xukunkiisa waxoo dhamaaday taariikhda marka ee eheed 1980kii, waa markii wadanka lagu aqoonsaday magaca simbaabwe, waxaana isla markaas xukunka qaaday madaxweynaha hadda ka ah simbaabwe Robert Mugabe. Ninkaan cunsuri oo ku yahay cadaanka ku noolaa dalka simbaabwe, waqtiga oo madaxtinimada qaaday cadaanka woo ka yaraaday wadanka simbaabwe.




Dalalka Afrika Qaarada Afrika
Aljeeriya · Angola · Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika · Benin · Botswana · Burkina Faso · Burundi · Eratareya · Gaana · Gabon · Gambia · Guinea · Guinea-Bissau · Ikweetiga Guinea  · Itoobiya · Jabuuti · Jad · Kab Ferde · Kamiruun · Kiinya · Komoros · Jamhuuriyadda Kongo · Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo · Koonfur Afrika · Lesotho · Liberia · Libiya · Maali · Madagaskar · Malaawi · Marooko · Masar · Mauritania · Mauritius · Musanbiig · Nambiya · Nayjar · Nayjeeriya · Ruwanda · Saambiya · Sao Tome iyo Prinsipe · Seyshelles · Sierra Leone · Simbaabwi · Sinigaal · Soomaaliya · Suudaan · Swasiland · Tansaaniya · Togo · Tunisiya · Xeebta Foolmaroodi · Yugandha
Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale