Woqooyi bari

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
gobolka waqooyi bari

gobolka waqooyi bari (( North Eastern Province))waa gobol kamida wadanka Kiinya, dhamaan dadka kunoolina waa somali.laakiin kama tirsana wadanka Soomaaliya. Waa gobol kamida wadanka kiinya. gobolkan waxa uu wadanka kenya lagu daray, xiligii gumaysiga waxa jirtay in dhamaan dadka kunool gobolkaas laga qaaday cod bixin, cod bixintaas oo dhamaan ay ku raacaeen ama ay ku dooneen dhamaantood, in ay ku biiraan wadanka somaliya, maadama ay yihiin somali lakin taasi madhicin, kadib markii xoog lagu qasbay wadnkaas, waxa dhacday in gumaystihii ingiriisku uu si qasaba u raaciyao dawlada kenya. Dadka kunool gobolka dhamaantood waa somali tiradooduna waxa ay dhantahay.1.762370 tirada ama masaxada uu ku fadhiyo gobolka waqooyi bari waa 126.186, gobolku waxa uu ka koobanyahay deegaamo magaalooyinka ugu waawaynina waa ama waxay kala yihin

magaalooyinka ugu waawayn gobolka [Wax ka bedel]



gaarisa [Wax ka bedel]

gaarisa waa caasimda gobolka waqooyi bari ee wadanka kiinya, waana magaalda ugu wayn gobolkaas waxa ay leedahay ama katirsan degmooyin iyo xaafado badan oo ay kamidyihiin borofes buulo sheekh buulo bundhe