Mandheera
Mandheera waa magaalo ku taalo dalka Kenya.magaalada waxee xuduud la leedahay Soomaaliya iyo itoobiya.magaalada waxee ka midtahay gobolka Waqooyi bari, waa meesha ee soomaalida ku badantahay . magaalada mandheera waa magaalo aad muhiim u ah waxayna isku xertaa wadamada somalia Kenya iyo Ethiopia waxay ku taalaa xadka u dhaxeeya sadaxdaas wadan waana magaalo taariikhi ah deegaan ahaan waxaa taariikhda ku qoran in dadkii ugu horeeyey ee daga ay ahaayeen somali magalada mandheera dadka ugu badan ee daga waa beeraleey iyo dad xoolo dhaqato ah magaalada mandheera deegaan ahaan waxaa u badan qabiilka murule mp ama xildhibaanka ka soo galo waa isla qabiilkaas iyo waliba council ka magalada mandheera waa magaalo dhaqaalaheedo soo koraayo waana magaalo ganacsi