Marooko
Ka Wikipedia
| Boqortooyada Marooko المملكة المغربية Al-Mamlakatu l-Maġribiyah |
||||||
|---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
| Qaarada | Afrika | |||||
| Astaanta Calanka Hymne shérifien" |
||||||
| Caasimada | Rabat | |||||
| Luuqada(ha) Looga hadlo | Af-Carabi iyo Af-Berber | |||||
| Dowlada | Marooko | |||||
| Ka xoroobey | Gumeystihii Faransiiska | |||||
| - | Taakiikh | 2 maarso, 1956 | ||||
| Area | ||||||
| - | Total | 446,550 km2 km² 172,414 sq mi |
||||
| - | Biyo (%) | 0.06 | ||||
| Cadadka Dadka | ||||||
| - | 2009 qiyaas | 31,993,000 | ||||
| Lacagta | Dirhamka Marokko | |||||
| Wakhtiga | (UTC+1) | |||||
| Furaha debeda | ++212 | |||||
Marooko (Af-Carabi المغرب, al-Maġrib, ama Boqortooyada Marooko.waa wadan ku yaalo woqooyiga Afrika. Marooko waa wadan carbed, oo weeninkiiso yahay 710.850 km², hadii lagu daro Saxaraha Galbeedka. shacabka ku nool neh waxee gaarayaan 31,993,00 qof. Marooko waxee xad la wadaagtaa wadamanka Al jeeriya,dhinaca woqooyi neh waxaa kaga dhagan Badweynta Atlaantik, iyo Galbeedka Sahara. oo ah meel haysata maamul hoosaad.
| Dalalka Afrika | |
|---|---|
| Aljeeriya · Angola · Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika · Benin · Botswana · Burkina Faso · Burundi · Eratareya · Gaana · Gabon · Gambia · Guinea · Guinea-Bissau · Ikweetiga Guinea · Itoobiya · Jabuuti · Jad · Kab Ferde · Kamiruun · Kiinya · Komoros · Jamhuuriyadda Kongo · Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo · Koonfur Afrika · Lesotho · Liberia · Libiya · Maali · Madagaskar · Malaawi · Marooko · Masar · Mauritania · Mauritius · Musanbiig · Nambiya · Nayjar · Nayjeeriya · Ruwanda · Saambiya · Sao Tome iyo Prinsipe · Seyshelles · Sierra Leone · Simbaabwi · Sinigaal · Soomaaliya · Suudaan · Swasiland · Tansaaniya · Togo · Tunisiya · Xeebta Foolmaroodi · Yugandha | |