Tansaaniya

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Midowga Jamuuriyadda Tansaaniya
United Republic of Tanzania
Calanka Tanzania Astaannta Qaranka ee Tanzania
Calan Astaannta Qaranka
Qaarada Afrika
Astaanta Calanka
Mungu ibariki Afrika
Location of Tanzania
Caasimada Daar es salaam
Luuqada(ha) Looga hadlo Af-Sawaaxili
Dowlada  
Ka xoroobey Gumeystihii Ingiriiska 
 -  Taakiikh 9 Diseembar, 1961 
Area
 -  Total 948.087 km² km² 
364,898 sq sq mi 
 -  Biyo (%) 6.2
Cadadka Dadka
 -  2010 qiyaas 42,746,620 
Lacagta Shilin Tansaaniya
Wakhtiga EAT 
Furaha debeda +255

Midowga Jamuuriyadda Tansaaniya (English: United Republic of Tanzania) waa dal madax banaan oo ku yaal bariga Afrika. Tansaaniya waxey xuduud la wadaagtaa wadamada Kenya, Ugaandha, Burundi, Ruwanda, Saambiya, Musaanbiiq, Malaawi iyo Saa'iir. Tansaaniya waa labo wadan oo isku tagey. Magacana waxaa laga keeney sadexda xaraf ee ugu horeeya wadan walba (English: Tanganyika en Zanzibar). Magaalo madaxda Tansaaniya waa Dar es Salaam

Commons
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro