Sawaaxili
Ka Wikipedia
Sawaaxili waa luqad ween oo looga hadlo bariga Afrika. wadamada ee luqada rasmiga u tahay, waxaa ka mid ah, Kiinya, Tansaaniya iyo Ugaandha, wadamo badan oo afrika ka mid ah neh, waxee u adeegsadaan, luqadoodi labaad. sawaaxili waxaa ku hadlo dad ka badan 60 milyan oo qof..
Xarfaha sawaaxiliga
- jambo hallo (hayeh ama salaamu caleykum
- hujambo? – sijambo (Sideetahay - waa fiicanahay!
- hamjambo? – hatujambo (Sideetihiin? - waa fiicannahay!
- hajambo? – hajambo (sidooyahay ama ee tahay? - woo fiicanyahay ama wee fiicantahay!
- habari? – nzuri! (maxaa cusub? wax cusub!
- simba (libaax
- tembo (Maroodi
- kiboko (jeer
- twiga (Gari
- mgeni (marti
- rafiki (saaxiib
- karibu (Soo dhawoow!
- kwaheri (jaaw ama waa baxay!
- asante (mahadsanid!
- asante sana (aad aa u mahadsantahay!
- hakuna matata (dhibaato malahan!
- safari (Saffar
- mzungu (gaalo/cadaan/yurubian
- ninakupenda (waa ku jeclahay!
- hatari! Khatar/dhibaato!
- daktari (dhakhtar
- polepole (tartiib
- haraka haraka (boobsii/dhakhsi
- samahani (iska raali ohoow
- cheza (cayaar
- hapana (maya
- ndiyo (haa
- kweli (sax
- hodari (caqliloow
- mzungu (cadaan (naag ama nin)
- mbwa (ey
- maji (biyo
- hamna (mataalo ...
- bwana (mudane
- shikamo (salaan, qof kaa ween
- marahaba (salaan
- mambo (iska warran
- poa (iska caadi
- safi (nadiif
- nzuri (fiican/nabad
- dada (walaashaa kaa ween
- kaka (walaalkaa kaa ween
- kesho (bari subax
- pumba (kala saarin, bariis
- mzembe (caajis
- lala salama (soo bari/habeen wanaagsan
- sifuri 0
- moja 1
- mbili 2
- tatu 3
- nne 4
- tano 5
- sita 6
- saba 7
- nane 8
- tisa 9
- kumi 10
- elfu 1000