Madagaskar
Ka Wikipedia
Madagaskar ama jamhuuriyadda madagaskar waa wadan Jasiirad ah, oo ku yaalo Badweynta Hindiya, dhinaca Koonfurbari ee xeebta Afrika. waxee u jirtaa Musaanbiiq 400 kilomitar. Madagaskar waa jasiirada affaraad oo ugu ween Aduunka, waxeena afrika ka go'day sanado milliyan kabadan. dadka degen Madagaskar asalkooda waa dad afrikaan iyo Indonesian ah. jasiirada waxaa ku badan geedo iyo xayawaanaad u gaar ah oo wadamada kale lagu arki karin. madagaskar waa jasiirada sideedaad oo ugu dadka tiradabadan Aduunka.
luqada looga hadlo dadka badankooda waxee ku hadlaan luqada malagasy.
| Dalalka Afrika | |
|---|---|
| Aljeeriya · Angola · Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika · Benin · Botswana · Burkina Faso · Burundi · Eratareya · Gaana · Gabon · Gambia · Guinea · Guinea-Bissau · Ikweetiga Guinea · Itoobiya · Jabuuti · Jad · Kab Ferde · Kamiruun · Kiinya · Komoros · Jamhuuriyadda Kongo · Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo · Koonfur Afrika · Lesotho · Liberia · Libiya · Maali · Madagaskar · Malaawi · Marooko · Masar · Mauritania · Mauritius · Musanbiig · Nambiya · Nayjar · Nayjeeriya · Ruwanda · Saambiya · Sao Tome iyo Prinsipe · Seyshelles · Sierra Leone · Simbaabwi · Sinigaal · Soomaaliya · Suudaan · Swasiland · Tansaaniya · Togo · Tunisiya · Xeebta Foolmaroodi · Yugandha | |