Sinigaal

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Jamhuuriyadda Sinigaal (so)
'République du Sénégal (fr)'
Calanka Sinigaal Astaannta Qaranka ee Sinigaal
Calan Astaannta Qaranka
Astaanta Calanka
Pincez Tous vos Koras, Frappez les Balafons
Location of Sinigaal
Caasimada Dakar
Luuqada(ha) Looga hadlo Af-Faransiis
 -  Madaxweyne Abdoulaye Wade
 -  Ra'iisul wasaare Cheikh Hadjibou Soumaré
Ka xoroobey Gumeystihii Faransiika 
 -  Taariikhda 4 Abriil, 1960 
Area
 -  Total 196.190 km² km² 
180.4/sq sq mi 
 -  Biyo (%) 2.1
Cadadka Dadka
 -  2009 qiyaas 13,711,5973 
Lacagta CFA franc (XOF)
Wakhtiga EAT 

Sinigaal (farnsiiska le Sénégal‏) waa wadan kuyaala galbeedka qaarada afrika si rasmiyana waxa loogu magacaabaa (République du Sénégal) wadankani magaca waxa uu kahelay wabiga lagu magacaabo sinigaal ee hareeraha kamara sinigaal waxa ay xad kuleedahay [[badwaynta atlaantiga] waxa ay xuduudo la leedahay wadama Mauritania gaanbiya iyo wadanka Guinea waxa kale oo ay xuduud la leedahay wadanka mali wadankan waxa horay u gumaysan jiray wadanka farnsiiska sinigaal waxay masaaxo ahaan ku fadhidaa dhul lagu qiyaasay 197,000 oo isku wareeg ah dadka kunooli waxa ay gaadhayaan 13.7 milyan oo qof daakaar waa caasimada sinigaal waxa ay kutaalaa dhanka galbeed ee wadanka waxa ay sadex boqol oo klm u jirtaa xeebaha Badweynta Atlaantik magaalada daakaar waxa ay noqotay caasimada sinigaal sanadii 1960.kadib madaxbanaanida.


[Wax ka bedel] taariikh

Islaamku waxa uu sinigaal galy qarnigii 11aad waxa islamka wadanka sinigaal soogaadhsiiyay qabiilada looyaqaano[sanaahija]] oo kudhaqan galbeedka afrika gaar ahaan muritaaniya magaca sinigaal waxaa lagasoo qaatay luqada walaf ee sida aadka ah loogaga hadlo wadamo badan oo kamida galbeedka afrika [[az:Seneqal waxeeey xurnimada qaadatay 1922 waxaa gumeesan jiray wadanka somalia wuxuu tagay 1901 senegal waa wadan faqiir ah

Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale