Eratareya

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Eratareya
State of Eritrea
  • ሃገረ ኤርትራ Hagere Ertra
  • دولة إرتريا Dawlat Iritriyá
Heesta qaranka: Ertra, Ertra, Ertra
Eritrea, Eritrea, Eritrea
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Asmara
15°20′N 38°55′E / 15.333°N 38.917°E / 15.333; 38.917
Luqadaha rasmiga ah
Qaybaha qoomiyedaha (2012[3])
Dadka Eritrean
Xukunka Hal Xisbi Madaxweyne Jamhuuri
 -  Madaxweyne Isaias Afewerki
Sharci dejinta Baarlamaan
Xoriyad Ka qaadatay Itoobiya
 -  Italian Eritrea Novembar 1941 
 -  United Kingdom mandate 1951 
 -  De facto Itoobiya xoriyadda 24 May 1991 
 -  De jure Ethiopian independence 24 May 1993 
Baaxad
 -  Guud ahaan 117,600 km2 (101th)
45,405 sq mi 
 -  Biyo (%) 0.14%
Tirada dadka
 -  2012 Qiyaasta 6,086,495 (107th)
 -  2008 Tirakoob 5,291,370
 -  Tiro-badni 51.8/km2 (154th)
111.7/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2012 Qiyaastii
 -  Guud ahaan $4.396 billion[4]
 -  Qof qof $776[4]
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2012 estimate
 -  Guud ahaan $3.092 billion[4]
 -  Calaa qof $546[4]
Kobaca (2011) Steady 0.349 (low / 177th)
Lacagta Nakfa (ERN)
Waqtiga EAT (UTC+3)
 -  Xagaa (DST) not observed (UTC+3)
Wadista Baabuurta right
Furaha telka +291
Furaha Internetka .er

Eretereya waa dal ku yaala Geeska Afrika derisna la'ah dawladaha Itoobiya, Jabuuti iyo Suudaan.

Erataria waa dal ku yaala bariga afrika gaar ahan badda cas ila Gacanka Cadmeed aagga loo yaqaan baabulmandab dalkaas waxaa horay uga tirsanaan jiray dawlada federaalka ee Itoobiya waxa uuna ka go'day sanadkii 1991, dalka Eratariya waxa hada waxaa ka taliya madaxweyne Isaias Afewerki.

Dalka eratiya wuxuu xuduud la wadaagaa Wadamada Jabuuti Dhinaca koonfurbari, Itoobiya dhinaca koonfureed suudaan iyo badda cas, dalka erataria waa dal sabool ah hadana intii kadanbaysay sanadihii 1991 ayuu soo gaaray horumar weyn oo lataaban karo.

Siyaasadda[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Doorashaddii ugu horeysay oo ka dhacday Ereteriya sanadka markuu ahaa 1991kii, shacabka ereteriya waxeey doorteen xornimo 99.8%, ayada markaas dagaalo xun dhaxmaray itoobiya iyo ereteriya, oo halkaas ku dhinteen dad aad u badan. Siyaasadda Ereteriya waa mid ku dhisan hab nabadeed taasoo ah dad jecel midnimada soomaaliya waloow lagu eedeeyey in ay taageeri jirtay kooxihii ka horjeeday joogitaanka Itoobiya kadib markii ay qabsatay Soomaaliya 2006 waxaa la sheegay in ay joogeen ciidamo ereteriya udhashay oo gaaraya 2000 askari taasoo beenoowday markii dambe, si kastaba ha aheetee waxaa iska hor yimid siyaasaddii Itoobiya ee ahayd kala qaybinta Soomaaliya iyo tii ereteya taasoo kentay markii dambe in golaha amaanku uu cunaqabayn saaro dalkaan.

Juquraafi[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

meesha ugu dheer Ereteriya

Ereteriya waxeey ku taalaa bariga afrika gaar ahaan Geeska Afrika. Ereteriya waxeey xuduud la leedahay wadamada Suudaan, Itoobiya, iyo Jabuuti. waqooyi bari neh waxaa kaga dhegan Badacas. ereteriya waxeey leedahay jasiirado iyo xeeb aad u dheer oo gaaraya in ka badan 1,000km.

Dhanka diinta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

kaniisad ku taalo magaalada Asmara

diimaha laga caabudo Ereteriya waa muslimiin 70 boqolkiiba iyo kiristaan oo 30% ah shacabka ereteriya oo dhan. Madaxweynihii hadeer aad ayuu u cadaadiya muslimiinta wadankas.

Luqadaha Looga hadlo[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Ereteriya waxaa lagu hadlaa luqado aad u badan. waxaa u badan luqada Af-tigree iyo Af-Carabi


Link[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. 1.0 1.1 Hailemariam, Chefena; Kroon, Sjaak; Walters, Joel (1999). "Multilingualism and Nation Building: Language and Education in Eritrea". Journal of Multilingual and Multicultural Development 20 (6): 474–493. Retrieved 2012-04-04. 
  2. 2.0 2.1 Eritrea entry at The World Factbook
  3. CIA – Eritrea – Ethnic groups. Cia.gov. Retrieved on 2012-06-25.
  4. 4.0 4.1 4.2 4.3 "Eritrea". International Monetary Fund. http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2013/01/weodata/weorept.aspx?pr.x=43&pr.y=20&sy=2009&ey=2012&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=643&s=NGDPD%2CNGDPDPC%2CPPPGDP%2CPPPPC%2CLP&grp=0&a=. Retrieved 2013-03-17.