Asmara

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Asmara
ኣስመራ Asmera
Roma yareey - ፒኮላ ሮማ
—  Caasimad  —

Coat of arms
Magac loogu yeero: Piccola Roma "Roma yereey"
Asmara is located in Eritrea
Asmara
Qariirada asmara ee ereteriya waxay
Dhacdaa: 15°20′N, 38°56′E
Dalka Eritrea
Gobol Maekel
Degmo 13
Demonym Asmarino
Xukunka
 • Duqa asmaro Semere Russom
 • Gudoomiyaha Zoba Tewelde Kelati
Baaxadda
 • Land 4,694.3 sq mi (12,158.1 km2)
Joogga 7,628 ft (2,325 m)
Tirada dadka (2009)[1]
 • Guud ahaan 649,000
 • Tiro Badnaan 138.3/sq mi (53.38/km2)
Saacad EAT (UTC+3)

Asmara waa caasimada dalka Ereteriya, waxaana degan dad gaaraayo ilaa 579000 oo qof. waxa ay kutaalaa meel bada kasaraysa 7628 mitir. Magaca asmara waxaa af tigri ahaan laga wadaa mideeya ama mid ka dhiga.

Asalka magac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

waxaa lasheegay in qarnigii afraad in goobta magaalda Asmara kutaalaa ay ahayd meel dagaal iyo muran badani uu kataagnaa ilaa ay usuurto gashay afar dumari in ay nabad kasameeyaan oo ay heshiisiiyaan dadkii goobtaad daganaa sidaas ayaa loogu bixiyay magaca Asmara oo macnihiisu yahay (midaysay) ama heshiisiisy

Taariikh[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

[2]
Cite error: <ref> tags exist, but no <references/> tag was found