Lilongwe

Ka Wikipedia
Lilongwe

Lilongwe waa caasimada dalka Malawiwaxa ay kutaalaa badhtamaha dalka gaar ahaan waxa ay kutaalaa Webiga Lilongwe waxa ay magaaladu aad ugu dhawdahay xuduudha dalalka Musanbiig iyo Saambiya. waxa kunool dad gaadhaya 597,609 sida lagu sheegay tirakoob lasameeyay sanadii 2003,