Benin

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Flag of Benin.svg

Benin ama Jamhuuriyadda Benin waa wadan ku yaalo galbeedka Afrika. Wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada Togo, Nayjeeriya, Burkina Faso iyo Nayjar. Wadankaan waxaa soo gumeestay faransiiska, waxoona xornimada siiyay 1975tii. Wadanka waxoo leeyahay xeeb dhuuban, waana meesha ee dadka badankooda ee degenyihiin.


Dalalka Afrika Qaarada Afrika
Aljeeriya · Angola · Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika · Benin · Botswana · Burkina Faso · Burundi · Eratareya · Gaana · Gabon · Gambia · Guinea · Guinea-Bissau · Ikweetiga Guinea  · Itoobiya · Jabuuti · Jad · Kab Ferde · Kamiruun · Kiinya · Komoros · Jamhuuriyadda Kongo · Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo · Koonfur Afrika · Lesotho · Liberia · Libiya · Maali · Madagaskar · Malaawi · Marooko · Masar · Mauritania · Mauritius · Musanbiig · Nambiya · Nayjar · Nayjeeriya · Ruwanda · Saambiya · Sao Tome iyo Prinsipe · Seyshelles · Sierra Leone · Simbaabwi · Sinigaal · Soomaaliya · Suudaan · Swasiland · Tansaaniya · Togo · Tunisiya · Xeebta Foolmaroodi · Yugandha
Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale