Masar

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Jamhuuriyadda Masar ee Carabta
جمهورية مصر العربية
Calanka Masar Astaannta Qaranka ee Masar
Calan Astaannta Qaranka
Astaanta Calanka
Bilaadi, Bilaadi, Bilaadi
Caasimada Qaahiro
Luuqada(ha) Looga hadlo Af-Carabi
 -  Madaxweyne Maxamad Mursi
 -  Ra'iisul wasaare (Hishaam Qandiil)
Ka xoroobey Gumeystihii Ingiriiska 
 -  Taariikhda 28 Febraayo, 1922 
Area
 -  Total ,002,450 km2 km² 
387,048 sq mi sq mi 
 -  Biyo (%) 0.632
Cadadka Dadka
 -  2009 qiyaas 77,420,000 2 
Lacagta Gini Masar
Wakhtiga Samar (DST) 

Masar (af carabiga مصر ama Jamhuuriyada Masar ee Carabta. waa wadan ku yaalo woqooyiga afrika, wadankaan waxee leedahay buundo dhulka ah oo la dhoho Siinaa, waxeena isku xirta afrika iyo aasiya. Wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada Libiya, Suudaan, Falastiin iyo israaiil, Dhinaca woqooyi neh waxaa kaga dhegan Bada dhexe, dhinaca bariga neh waxaa kaga dhegan Bada cas, Caasimada wadanka waa Qaahiro. Masar waxee ka midtahay wadamada ee ku noolyihiin dad aad u badan marka la fiiriyo wadamada afrika. Wadankaan waxaa degan dad gaaraayo ilaa 79,089,650 oo qof (dad tiriskii 2010), Dadka badankooda waxee degan yihiin magaalo yaasha waaweyn gaar ahaan meelaha oo wabiga Niil maro. dhinaca kale masar waxee leedahay dhul saxaaro oo aad u weyn, meelahaas neh dad badan ma degeno.Masaarida sxiibo fiican ayee la ahaan jireen madaxda somalida. Masar waxee ka midtahay wadamada aadka u duqsan, waxeena leedahay taariikh aad dheer.wadankaan waxaa markiisa hore xukumi jiray boqortooyo, waxaana lagu yaqaanaa ama ee caan ku tahay Mudulada sadax geeska ah oo lagu magacaabo afka ingriiska (Pyramids), waxeena ku yaalaan magaalada Gisa.Muduladaan sadax geeska ah waxaa la dhisay kumanaan sano kahor, waxaana dhisay adooman oo markaas boqortooyada masar lahaan jirtay. Masar waxee leedahay waxyaabo badan oo taariikhi ah oo lala yaabo. wadanka masar waxee ka midtahay wadamada gumeestaha yurubiyaanka ee qabsadeen. --196.206.160.245 21:56, 12 Febraayo 2014 (UTC)--196.206.160.245 21:56, 12 Febraayo 2014 (UTC)--196.206.160.245 21:56, 12 Febraayo 2014 (UTC)--196.206.160.245 21:56, 12 Febraayo 2014 (UTC)--196.206.160.245 21:56, 12 Febraayo 2014 (UTC)--196.206.160.245 21:56, 12 Febraayo 2014 (UTC)--196.206.160.245 21:56, 12 Febraayo 2014 (UTC)--196.206.160.245 21:56, 12 Febraayo 2014 (UTC)== Taariikh == Wadanka masar sidiisaba waxaa la carbeeyay sanadka marka oo ahaa 639kii, waa markii oo wadanka soo galay qoomiyado carab ah, isla markaas neh dadka masaarida ee bareen luqada af carabiga iyo diinta islaamka, sanadka marka oo ahaa 969kii wadanka waxaa qabsaday shiicada, isla markaas neh waxee sameeyeen wadanka masar, caasimadooda neh waxee ka dhigteen qaahiro. wadankaan waxoo jiray ilaa sanadka marka oo ahaa 1171. Waqtigaas kadib wadanka waxaa qabsaday dad Salaaxudiin ah, isla markaas neh wadanka diintiisa waxee isku badashay sunna