Mabuto
Ka Wikipedia
Mabuto waa caasimada dalka Musanbiig waxa ay kutaalaa xeebaha Badweynta Hindiya waxa ay aad iyo aad ugu dhawdahay xuduuda Koonfur Afrika waxaanay u jirtaa masaafo gaadhaysa 77 klm, dadka kunooli waxa ay tira ahaan dhanyihiin 1099102 oo qof sida uu sheegay tirakoob lasameeyay 2007
[Wax ka bedel] Goobta ay kutaalo
Mabuto waxa ay kutaalaa dhanka galbeed ee qooriga looyaqaano (Mabuto).meel u dhaw halka uu bada kaga daro wabiga Tenbi
[Wax ka bedel] Taariikhda Magaalda
Magalada Mabuto waxa la'aasaasay sanadkii 1876, waxana loogumagacdaray markii hore nin la odhanjiray,Lourenço Marques waxa uu ahaa taajir butuqiisa waana ninkuu helay magaalda mabuto 1544.waxa ay leedahay magaaladu khad tareen oo kuxidha koonfur afrika.
[Wax ka bedel] Gaadiidka
Gegida dayuuradaha ee magaalda mabuto waa ta ugu wayn wadanka oo dhan
| Caasimadaha Afrika | |
|---|---|
| Abuja · Akara · Addis Abeba · Algiers · Antananarifo · Asmara · Bamako · Bangui · Banjul · Bissau · Barasafille · Bujumbura · Dakar · Dodoma · Freetown · Gaborone · Harare · Bort Lois · Borto-Novo · Braia · Jamestown · Jabuuti · Juba · Kambaala · Kab town · Konakry · Khartuum · Kigali · Kinshasa · Librefille · Lilongwe · Lobamba · Lome · Luanda · Lusaka · Malabo · Mamawdsaw · Mabuto · Maseru · Mabane · Muqdisho · Monrofia · Moroni · Nayroobi · Nijamiina · Niamey · Nawakshot · Ouagadougou · Qaahiro · Rabat · Saint-Denis · Sao Tome · Triboli · Tunis · Fiktoria · Windhoek · Yawunde · Yamoussoukro | |