UNESCO
Ka Wikipedia
United Nations Educational, Scientific and Cultural Organization (oo loo soo gaabiyo UNESCO) waa hey'ad ka tirsan ururka Qaramada Midoobay oo qaabilsan Waxbarashada, Seyniska iyo Dhaqanka. waxaana la aas'aasay sanadkii 1945.