Maxkamada Cadaalada Caalamka

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay MCC)
Kani waa maqaal ku saabsan Maxkamada Cadaalada QM. Haku khaldin Maxkamada Dambiyada Aduunka (ICC)
"Boga "Maxkamada Aduunka" iyo "ICJ" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Maxkamada Cadaalada Caalamiga
International Court of Justice
Cour internationale de justice
La Aasaasay1945
WadanAduunka oo dhan, Wadanada Xubnaha
DhacdaaHeeg, Holland
Barta Dhacdo52°05′11.76″N 4°17′43.80″E / 52.0866000°N 4.2955000°E / 52.0866000; 4.2955000Coordinates: 52°05′11.76″N 4°17′43.80″E / 52.0866000°N 4.2955000°E / 52.0866000; 4.2955000
Ogolaansho bixiyay
Wakhiga Xaakimka9 sano
Boosaska15
Websitewww.icj-cij.org
Madaxweyne
Wakhti xaadirkanRonny Abraham[1]
Ilaa6 Febraayo 2015
Wakhtiga Hogaanka5 Febraayo 2018
Madaxweyne ku xigeen
WakhtixaadirkaCabdulqawi Yusuf[1]
Ilaa6 February 2015
Xilwareejin5 February 2018
Fadhiga Maxkamada Aduunka

Maxkamada Cadaalada Caalamka (Af Ingiriis : International Court of Justice, loo soo gaabiyo: (ICJ); Af Carabi : ar‎) (sida caadiga ah loo yaqaano "Maxkamada Aduunka") waa waaxda koowaad QM|cadaalada Qaramada Midoobay]] taasi oo fadhigeedu yahay Dhismaha Nabada Heeg wadanka Holland. Shaqada ugu horeeysa ee hayadani waa ineey xaliso muranka xadadka iyo ilaaliso heshiisyada dhulka ee wadanada xubinta ka ah hayadani. Sidoo kale waxay talobixin siisaa Golaha Sare, hayadaha Qaramada Midoobay iyo wixii soo hoosgala.


Qoraalo La Xidhiidha

Tixraac

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: