Imaaraatka Carabta

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

{{Dalalka |native_name = {{lang|ar| دولة الامارات العربية المتحدة //>Dawlat al-ʾImārāt al-ʿArabiyyah al-Muttaḥidah

Imaaraatka Carabta

Dawlada Imaaraatka Carabta:(Carabi:دولة الإمارات العربية المتحدة‎) Waa isku tega (darsanka) 7 imaaradood, dhacdo koofur bari Jaziirad u ekeda Carabta ee koofur galbeed qaarada Aasiya kaabiga ku heyso gacanka carabta Sacuudi Carabiya iyo Cumaan. waxa ay dawlada imaaraadka carabtu ka koobantahay 7 imaaradood oo kal ah

Taariikh[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

kahor sanadii 1971 wadan imaaraadka carabta waxa loo yaaqaanay magac kale sanadaa wixii ka danbaysay ayay samaysteen midawga hada dawlada ah sida la ogyahay imaarad kastaa waxay leedahay maamul u gaadha xidhiidhka ka dhexeeyana waa mid aad u adag oo aaad iyo aad isu sudh sudhan diinta islaanku waa diinta rasmigaa h carabiga waa luqada u rasmiga ah dawlada hada xiligan lajoogo imaaraadku waa wadamada ugu horeeya xaga ganacsiga calamka gaar ahaan bariga dhexe waxa kale oo uu haystaa kayd shiidaal oo aad u badan