Usbekistan
UsbekistanWaa dawlad kutaala badhtamaha Aasiya waana dawlada ugu dadka badan dawladaha Badhtamaha Aasiya. waxa dalkan u caasimada magaalda Teshkand magaalada ugu wayn uguna caansani waa magaalda taariikhiga ah ee Samarqanda waa mid kamida dawladaha islaamka waana dawlad fadaraali ah. waxa ay hore uga mid ahayd midawgii sofiyetka. wadankan waxa kasoo jeedaa shiikhii waynaa ee ku takhasusay soo warinta axaadiista Rasuulka C.S. ee la odhan jiray Bukhaari waxa kale oo kasoo jeeda shuyuukh badan oo ay kamid yihiin: Muxamed bin Muuse al-Khwarizmī Nisaa'i Ibn Siinaa iyo Tarmadi
Bedka [Wax ka bedel]
Jamhuuriyada Usbekestan masaafo ahaan waxa ay ka koobantahay 447.400 oo isku wareeg ah dadka kunooli waxa ay gaadhayaan 16.161000. ilaa intii kahoraysay 1920 waxa ay caasimadu ahayd magaalda samraqand kadib midawgi sofiyaat ayaa ka wareejiyay oo u wareejiyaya magaalada Tashkand.
| Dalalka Aasiya | |
|---|---|
| Aserbiijaan | Bakistaan | Bangladesh | Baxrayn | Burma | Butaan | Ciraaq | Cumaan |Falastiin | Hindiya | Imaaraatka Carabta | Israaiil | Jabaan | Jasiirada Maldiif | Kambodiya | Kasakhstan | Kirgistan | Koonfur Kuuriya | Laos | Lubnaan | Malaysiya | Qargistan | Ruushka | Sacuudi Carabiya | Shiinaha | Siri Lanka | Suuriya | Tayland | Turki | Urdun | Usbekistan | Fiyetnam | Waqooyiga Kuuriya | Yemen | Afqaanistan | Singabuur | Filibiin | Iiraan | Indunisiya | |