Ibn Siinaa

Ka Wikipedia
Ibn Siinaa

Abu Cali Al-Xusayn Bin Cabdallah Bin Al-Xasan Bin Cali Bin Sinaa (Ibn Siinaa) Waxa uu ahaa caalim iyo Dhakhtar Muslim ah. waxa uu ku dhashay Tuulada afshant oo u dhaw Magaalada Bukhaara ee wadanka Usbekistan.