Suuriya

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Suuriya
Syrian Arab Republic
الجمهورية العربية السورية
Al-jumhuryah Al-arabia as-suriah
Heesta qaranka: Homat el Diyar
Guardians of the Land
Magaalo madax Dimishiq
33°30′N 36°18′E / 33.5°N 36.3°E / 33.5; 36.3
Magaalada uguwayn Aleppo
Luqadaha rasmiga ah Af-Carabi
Xukunka
 -  Madaxweyne Bashar al-Assad
 -  Raysulwasaare Wael Nader al-Halqi
 -  Af-hayeenka Mohammad Jihad al-Laham
Sharci dejinta Golaga shacabka
La soo xulay
 -  Independence from Ottoman Empire 1 September 1918 
 -  Independence from France 17 April 1946 
 -  Secession from the
United Arab Republic
28 September 1961 
Baaxad
 -  Guud ahaan 186,475 km2 (89th)
71,479 sq mi 
 -  Biyo (%) 1.1
Tirada dadka
 -  July 2012 Qiyaasta 22,530,746[1] (53rd)
 -  Tiro-badni 118.3/km2 (101st)
306.5/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2012 Qiyaastii
 -  Guud ahaan $107.831 billion[1]
 -  Qof qof $5,100[1]
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2010 estimate
 -  Guud ahaan $59.957 billion[1]
 -  Calaa qof $2,802[1]
Qaybsiga (2004) 35.8[2] (medium)
Kobaca (2011) Decrease 0.632[3] (medium / 119th)
Lacagta Syrian pound (SYP)
Waqtiga EET (UTC+2)
 -  Xagaa (DST) EEST (UTC+3)
Wadista Baabuurta midig
Furaha telka +963b
Furaha Internetka .sy

Suuriya (Af-Ingiriis: Syria; Af-Carabi: سوريا ama سورية) waa dal ku yaala Bariga Dhexe ee qaarada Aasiya. Dalkaan wuxuu xuduud la leeyahay wadamada Lubnaan, Israaiil, Urdun, Turki iyo Ciraaq. magaalo madaxda wadanka waa Dimishiq. Suuriya waxaa degen dad gaaraaya ilaa 22,505,000 oo qof qiyaastii. Suuriya waxeey ka midtahay wadamada aadka ugud xadaarad fog dunida, waxeeyna leedahay taariikh aad u dheer, Suuriya waxeey jiri jirtay kumanaan sano kahor, waxaana soo gumeestay dawladihii cosmaaniyiinta iyo Faransiiska.












  1. 1.0 1.1 1.2 1.3 1.4 "Syria". International Monetary Fund. http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2012/01/weodata/weorept.aspx?sy=2009&ey=2010&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&pr1.x=59&pr1.y=13&c=463&s=NGDPD%2CNGDPDPC%2CPPPGDP%2CPPPPC%2CLP&grp=0&a=. Retrieved 22 April 2012.
  2. "World Bank GINI index". Data.worldbank.org. http://data.worldbank.org/indicator/SI.POV.GINI/. Retrieved 2013-01-22.
  3. "Human Development Report 2010". United Nations. 2010. http://hdr.undp.org/en/media/HDR_2010_EN_Table1.pdf. Retrieved 5 November 2010.