Dimishiq

Ka Wikipedia
Magaalada dimishiq oo ah caasimada wadanka Suuriya
museom ka dimishq.
Magaalada Dimshq oo laga soo sawiray buurta loo yaqaano Qasioun

Luuqada ingiriiska waxaa lagu dhahaa (Damascus). Luqada carabiga waxa loo yaqaa naa دمشق (Dimashq) waxaan loo yaqaanaaa mar marka qaar (ash-Shām, الشام). Waxayna tahay caasimada dalka Suuriya. Waxayna kamid tahay wadama ugu taariikhda dheer ee aduunka. Dadka kunool waxay gaarayaan 4.5 milyan. Dadka ku nool magalada dimishq 75% waxaa weeye Sunni muslim ah. Magaalda dimishq waxaa ku yaal in ka badan kun 1,000 misaajid. Misaajidka ugu caasan waxaa weeye masjidka Umayyad. Waxaa kale oo ku nool magaalada dad haysta diinta Masiixiga ka sidoo kale axaa ku ala dhowr kaniisado.

Tix[wax ka badal | wax ka badal xogta]