Jasiirada Maldiif

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Calanka Jasiirada Maldiif

Jasiirada Maldiif waa wadan jasiirad ah, oo ku taalo, Badweynta Hindiya. jasiirada Maldiif waa wadanka ugu yar Aasiya.Waana dawlad Islaam ah oo inta badan dadka kunooli waa Muslim. Wadanka Maldiif waxa mudo gaadhaysa 78 sano soo Xukumaayay Midowga boqortooyada Britan waxa ay maaldiif madaxbanaanideeda qaadatay sanadkii 1965

Wadanka Maaldiif waa xubin kamida ah Ururka Komonwels

Qoraalka gudaha oo kooban

[Wax ka bedel] Taariikh

Waxa ay sheegayaan Daraasadaha lagu sameeyaay luqada iyo caadaadka wadankaasi in dadakaasi ay wadankaas soo gaadheen taariikhdu markii ay ahayd, 300 Kahor Dhalashadii Ciise C.S waxa kale oo ay daraasadaahi sheegaaan in dadakaasi ay ka yimaadeen Dhanka qaarada Aasiya weaxa ay ahaayeen Ugaadhsadayaal Kadib waxa ay dageen Jasiiradaha Maldiif. wadanka Maldiif awxa uu Islaam ku Gaadhay Sanadkii 1153 ee taariikhda dhalashada Nibi Ciise C.S

[Wax ka bedel] Tsunami

Tsunami

Maalintii 26-Diseembar-2004 kadib markii uu Dhul gariir baaxad wayn lihi uu ku dhuftay baddawaynta Hindiya waxaa Wadanka Maldiif jiidhay majado Tsunamiah waxa ka badbadaaday kaliya 9 jasiiradood halka 56 Jasiiradood ay qar qoomeen waxaa halkaas ku dhintay dada gaadhaya ilaa 108 qof

[Wax ka bedel] Siyaasada

Siyaasada jamhuuriyada maldiif waa mid kusalaysan jamhuuriyada madaxwayne leh doorashada madaxwaynihu waxa ay dhacdaa 5 sanaba mar.

[Wax ka bedel] Juquraafi ahaan

Jasiiradaha maldiif waxa lagu qiyaasaa ilaa 1,190 jasiiradood.


[Wax ka bedel] Cimilada

Badweynta Hindiya ayaa saamayn aad u wayn ku yeesha Cimilada jasiiradaha Maldiif,mar marka qaarkood oo uu kaxayiro xaraarada iyo dhaqdhaqaaqa jawiga halkaas oo marmarka qaarkood la dareemo hawo xidhan darajada xaraardu waxa ay u dhaxaysaa inta badan sanadka 24 ilaa 33 darajo.







Dalalka Aasiya Qaarada Aasiya
Aserbiijaan | Bakistaan | Bangladesh | Baxrayn | Burma | Butaan | Ciraaq | Cumaan |Falastiin | Hindiya | Imaaraatka Carabta | Israaiil | Jabaan | Jasiirada Maldiif | Kambodiya | Kasakhstan | Kirgistan | Koonfur Kuuriya | Laos | Lubnaan | Malaysiya | Qargistan | Ruushka | Sacuudi Carabiya | Shiinaha | Siri Lanka | Suuriya | Tayland | Turki | Urdun | Usbekistan | Fiyetnam | Waqooyiga Kuuriya | Yemen | Afqaanistan | Singabuur | Filibiin | Iiraan | Indunisiya
Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale