Astaannta Qaranka ee Imaaraatka

Ka Wikipedia
Astaannta Qaranka ee Imaaraatka

astaanta qaranka imaaraatka, waxaa la sameeyay 1973ii, waxee ka sameesantahay, Daffo oo dahab ah. markii hore waxee xabadka ku laheed doon badda ku socoto, waxaana laga dhigay calanka imaaraatka oo todobo xidig watto 2008ii.