Dubay

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Flag of Dubai.svg
Sakedda Tareenka ee Magaladda Dubay

Dubay wa magaalo ka tirsan 7da imaarood ee Isku taga Imaaraatka Carabta. Magaalada waa magaalo aad u quruxbadan, waana magaalada hormarinteeda aad u soo kordhooso. 10 sano ka hor magaalada waxee eheed, Meel saxaaro ah, oo sadax dabaq oo yar yar ku taalay. Markii dhulka lagu arkay saliid, ayee Dubay ku dadaashay, dhismaha magaalada, injineer kasto ayaa kashaqeesto dubay, ayaga oo lacag badan ka helo. dubay waxee ka midtahay, magaalo yaasha ugu casriyeesan, dadka ku nool neh waa dad wada taajir ah. Dubay waxaa kubadan ajnabiga, gaar ahaan, Hindida, soomaali badan xattaa wee degen yihiin.