Badacas

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Badda cas

Bada Cas ( Af Carabi: البحر الأحمر ) Bada Cas waxey ku taalaa Inta u dhaxeysa Afrika Iyo Aasiya, badani waxey ku darsantaa Badweynta Hindiya. bada cas waxa ay u dhaxaysaa Jasiirada Carbeed iyo Afrika waxaana wadaaga wadamada kala ah Jabuuti, Sucuudiga, Masar, Urdun, Yaman, Eratareya, Suudaan Falastiin iyo Soomaaliya oo ay qayb aad uyari kasoogaarto.

Magaalooyinka ku yaala Bada Cas[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]