Paraguay
Ka Wikipedia
| Paraguay | ||||
|---|---|---|---|---|
|
||||
| Qaarada | Ameerikada koonfureed | |||
| Caasimada | Asuncion | |||
| Dowlada | ||||
Baraguay ama jamhuuriyada Baraguay waa wadan kuyaalo Koonfur Ameerika oo wax bad ah laheen, waxoo u dhaxeeyaa wadamada Baraasiil,Boliifia iyo Arjantiina. Magaalo madaxda wadanka waa Asunción. wadankaan waxaa soo gumeestay isbanishka, waxaana looga hadlaa af-isbaanish iyo af-Guaraní.wadanka waxaa degan dad gaaraayo ilaa 6,349,000 oo qof.
| Dalalka Ameerikada koonfureed | |
|---|---|
| Arjantiina · Barasiil · Baraguay · Boliifia · Fanansuwela · Guyana · Ikwadoor · Jili · Kolombiya · Uruguay · Peru · Surinam · | |