Uruguay
Ka Wikipedia
| Uruguay | ||||||
|---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
| Qaarada | Ameerikada koonfureed | |||||
| Caasimada | Montevideo | |||||
| Dowlada | ||||||
Uruguay waa wadan oo ku yaalo koonfurta ameerika. wadankaan waxoo xuduud la leeyay Baraasiil iyo Arjantiina. Wadanka waxaa degan dad gaaraayo ilaa 3.4 miliyan oo qof.
[Wax ka bedel] Taariikh
Uruguay waxaa soo gumeestay gumeestihii spanishka, ilaa 1821, wadanka waxoo xornimadiisa helay 1828. magaca uruguay waxoo ka imaaday wabi dhaxmaro wadankaas.
[Wax ka bedel] Siyaasiinta
hogaamiyaha wadanka waa (Tabaré Vázquez Rosas) oo madaxweyne ah, waxaa la doortay 2004.
[Wax ka bedel] External links
| Dalalka Ameerikada koonfureed | |
|---|---|
| Arjantiina · Barasiil · Baraguay · Boliifia · Fanansuwela · Guyana · Ikwadoor · Jili · Kolombiya · Uruguay · Peru · Surinam · | |